Quantcast
Channel: admin – Jaamacada Baladweyn
Browsing all 8 articles
Browse latest View live

Hello world!

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!

View Article



Faaidooyinka Aqoonta Iyo Muhiimada Ay U Leedahay Qofka Iyo Bulshadaba

Waxbarashada: waa furaha Nolosha, Aqoon la’aan waa iftiin la’aan waa aqal iyo ileys la’aan . Dhamaan umadaha dunida ku nool waxay ku sugan yihiin xaalado aad u kala duwan oo dhanka nolosha ah , sidoo...

View Article

Walwalka Imtixaanka

Imtixaanka inta badan waxa uu keena cabsi iyo walaac badan. Walwalka imtixaanka waxa uu sababaa in ardaygu uu naatijo fiican keeni waayo. Cabsida badan waxay ardayga u horseedaa  inuu ilaawo jawaabaha....

View Article

10 Talo Oo Kuu Horseedaya Guul Dhanka Waxbarashada Ah

Qormadaan waxaan idin kula wadaagaynaa talooyin wax ku ool ah oo ardayga gaarsiin kara guul dhanka waxbarashada ah Niyad Sami:Waxaa jiro farqi aad u weyn oo u dhexeeya kaliya inaad shahaado ama...

View Article

Sidee Ardaygu Ugu Diyaar Garoobi Karaa Uguna Guulaysan Karaa Imtixaannada?

Imtixaan waa imtixaan haddii xataa lagu waydiinayo magacagaaga. Imtixaanku wuxuu muujiyaa in aad dadaal samaysay ee aad nafta ku hawshay akhris, qoraal, fahmid, xafidid, ku celcelin, iwm. Geelaa loogu...

View Article


Akhrisku Waa Furaha Aqoonta

Akhrisku waxa uu kamid yahay afarta xirfad barasho ee waawayn, waana midka ugu muhiimsan ee aqoontu kasoo maaxato. Qormadan kooban waxaan diirada ku saari doonaa in aan wax ka iftiimiyo sida umaddaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi Kasocda Jaamacada Baladweyn oo Booqday Jaamacada EAU

Wafdi balaaran oo kasocday Jaamacada Baladweyne islamarkaana uu hogaaminayey kuxigeenka Gudoomiyaha Jaamacada Sh Maxamed Muse Maxamed ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Jaamacada Bariga Africa ( EAU )...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Imtixaankii Nisfiga oo maanta u bilowday Ardada Daraaaadka Sare

Dhamaan ardada wax ka barata xarunta daraasaadka sare ee Jaamacada Baladeyn ayaa maanta u fariistay Imtixaankii nisfiga ee kuliyadaha kala duwan ee xarunta sida kuliyada Shareecada, kuliyada Maamulka...

View Article

Browsing all 8 articles
Browse latest View live




Latest Images